Qaamuuska Asalka
qaraabakiil
MagacLafdheeri
Macnaha
Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.
Erayo la-mid ah
qaraab1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri…qaraabSoo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag…qaraabaggooQaraabo, daryeelid la'aan.qaraabaggooynld qaraabaggooys.qaraabaggooys1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooy…qaraabakiilidld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.qaraabaqansax/dh.u Qaraabannimo aan dhaweyn.qaraabaysashold qaraabaysad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
