Qaamuuska Asalka
qar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Buur dheer oo dhagax ah; cal. 2. Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af. 3. Gow (bohol, ceel, webi); daan.
Erayo la-mid ah
qar-iskatuurNaftihallig. ld jar-iskatuurqar-iskatuurnimoNaftihallig ahaansho. ld jar-iskaxoornimo.qaraab1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri…qaraabSoo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag…qaraabaggooQaraabo, daryeelid la'aan.qaraabaggooynld qaraabaggooys.qaraabaggooys1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooy…qaraabakiilEexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qa…

