Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalinjebi

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

1. Quraan dhammeyn (arday). 2. Tacliin dhammeyn. 3. Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.

Erayo la-mid ah

qalidld qalniin.qaliidCad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada…qalin1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. …qalindaarGacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka…qalindaarGacan wax qoreysa jugsiin.qalindaaro1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.qalinduurreNin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax kaqalliin² shee…qalinmadowArdada dugsiga quraanka dhigata.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms