Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaliid

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada lagu dhejiyo, si ay u xirmaan ama ayan u furmin; qori gaar ah oo ilko kala duwduwan leh baa lagu furaa.

Erayo la-mid ah

qalidld qalniin.qalin1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. …qalindaarGacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka…qalindaarGacan wax qoreysa jugsiin.qalindaaro1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.qalinduurreNin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax kaqalliin² shee…qalinjebi1. Quraan dhammeyn (arday). 2. Tacliin dhammeyn. 3. Ka q.: d…qalinmadowArdada dugsiga quraanka dhigata.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms