Qaamuuska Asalka
qalinduurre
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax kaqalliin² sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.
Erayo la-mid ah
qalidld qalniin.qaliidCad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada…qalin1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. …qalindaarGacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka…qalindaarGacan wax qoreysa jugsiin.qalindaaro1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.qalinjebi1. Quraan dhammeyn (arday). 2. Tacliin dhammeyn. 3. Ka q.: d…qalinmadowArdada dugsiga quraanka dhigata.

