Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalin

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro. 2. Lacag (macdan). 3. Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.

Erayo la-mid ah

qalidld qalniin.qaliidCad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada…qalindaarGacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka…qalindaarGacan wax qoreysa jugsiin.qalindaaro1. Qalin khad ku darasho. 2. Qof wax ka barasho.qalinduurreNin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax kaqalliin² shee…qalinjebi1. Quraan dhammeyn (arday). 2. Tacliin dhammeyn. 3. Ka q.: d…qalinmadowArdada dugsiga quraanka dhigata.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms