Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

noolee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

1. Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin. 2. Wax naf gelin (Eebbe). 3. Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn. 4. Dab sii damaya shidid.

Erayo la-mid ah

noolHantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.nool1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho…noola-ohisSoo saaridda molikiyuullada uu soo saarayo unugga nooli, taa…noolaanld nool², noolaansho, nooli¹.noolaansho/dh eeg noolow. ld noolaan.noolaynld noolays.nooleWax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.noole(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama g…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms