Qaamuuska Asalka
noola-ohis
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Soo saaridda molikiyuullada uu soo saarayo unugga nooli, taas oo lagama maarmaan u ah qaabka dheefsamaynta.
Erayo la-mid ah
noolHantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.nool1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho…noolaanld nool², noolaansho, nooli¹.noolaansho/dh eeg noolow. ld noolaan.noolaynld noolays.nooleWax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.noole(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama g…noolee1. Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin. 2. Wax na…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
