Qaamuuska Asalka
nool
MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.
Erayo la-mid ah
noola-ohisSoo saaridda molikiyuullada uu soo saarayo unugga nooli, taa…noolaanld nool², noolaansho, nooli¹.noolaansho/dh eeg noolow. ld noolaan.noolaynld noolays.noole(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama g…nooleWax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.noolee1. Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin. 2. Wax na…nooliCid lacag ay baabur, diyaarad ama markab ku raacdo siin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
