Qaamuuska Asalka
noolaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh eeg noolow. ld noolaan.
Erayo la-mid ah
noolHantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.nool1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho…noola-ohisSoo saaridda molikiyuullada uu soo saarayo unugga nooli, taa…noolaanld nool², noolaansho, nooli¹.noolaynld noolays.nooleWax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.noole(baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama g…noolee1. Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin. 2. Wax na…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
