Qaamuuska Asalka
niyasan
(-amaa, -amayd)Falmg4
Macnaha
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
Erayo la-mid ah
niyadjabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyadsamaansho/dh ld niyasamaan.niyadxumaansho/dh ld niyaxumaan.niyajabRajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed.…niyajabRajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld na…niyajabsanWax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.niyajabsanaanld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansho.niyajabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.

