Qaamuuska Asalka
niyajabsanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansho.
Erayo la-mid ah
niyadjabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyadsamaansho/dh ld niyasamaan.niyadxumaansho/dh ld niyaxumaan.niyajabRajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed.…niyajabRajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld na…niyajabsanWax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.niyajabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyajebiCid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.

