Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

niyajab

MagacLafdheeri

Macnaha

Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.

Erayo la-mid ah

niyadjabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyadsamaansho/dh ld niyasamaan.niyadxumaansho/dh ld niyaxumaan.niyajabsanWax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.niyajabsanaanld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansho.niyajabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyajebiCid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.niyajebidld nafsajebid, niyadjebid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms