Qaamuuska Asalka
niyajabsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.
Erayo la-mid ah
niyadjabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyadsamaansho/dh ld niyasamaan.niyadxumaansho/dh ld niyaxumaan.niyajabRajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed.…niyajabRajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld na…niyajabsanaanld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansho.niyajabsanaansho/dh ld niyajabsanaan.niyajebiCid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.

