Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo. 2. (dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.

Erayo la-mid ah

nasaaroDadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Ma…nasaarowNasaaro noqosho.nasab1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.nasabnimoNasab ahaansho.nasahanKa n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.nasahnaanld nasahnaansho.nasahnaansho/dh ld nasahnaan.nasakh1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms