Qaamuuska Asalka
nasakh
MagacLafdheeri
Macnaha
1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (ayaad, diin). 3. ld nasakhid.
Erayo la-mid ah
nasaaroDadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Ma…nasaarowNasaaro noqosho.nasab1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.nasabnimoNasab ahaansho.nasahanKa n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.nasahnaanld nasahnaansho.nasahnaansho/dh ld nasahnaan.nasakhaadDoqonnimada cid la kulanta.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
