Qaamuuska Asalka
nasabnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nasab ahaansho.
Erayo la-mid ah
nasaaroDadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Ma…nasaarowNasaaro noqosho.nasab1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.nasahanKa n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.nasahnaanld nasahnaansho.nasahnaansho/dh ld nasahnaan.nasakh1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (…nasakh1. Qof fikraddiisa wanaagsan mid xun ugu beddelid. 2. Burin …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
