Qaamuuska Asalka
nasahan
(-hnaa, -hnayd)Falmg4
Macnaha
Ka n.: wax aan xumaan lahayn ahaansho.
Erayo la-mid ah
nasaaroDadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Ma…nasaarowNasaaro noqosho.nasab1. Tafiir iyo farac laga soo jeedo. 2. N. ah: qof wanaagsan.nasabnimoNasab ahaansho.nasahnaanld nasahnaansho.nasahnaansho/dh ld nasahnaan.nasakh1. N. ah: qof doqon ah, nacas ah. 2. N. ah: wax la buriyay (…nasakh1. Qof fikraddiisa wanaagsan mid xun ugu beddelid. 2. Burin …

