Qaamuuska Asalka
nafar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hal qof. 2. Cunto bisil oo hal qof deeqda.
Erayo la-mid ah
nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofkā¦nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiicā¦nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; masā¦nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
