Qaamuuska Asalka
nafaqee
(-qeeyay, -qaysay)Falg2
Macnaha
Wax nafaqo siin.
Erayo la-mid ah
nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofk…nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiic…nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; mas…nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.nafar1. Hal qof. 2. Cunto bisil oo hal qof deeqda.

