Qaamuuska Asalka
nafaqaxumo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Yaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.
Erayo la-mid ah
nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofk…nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiic…nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; mas…nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.nafar1. Hal qof. 2. Cunto bisil oo hal qof deeqda.

