Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nafaqo

(-ooyin, ml.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; masaruuf.

Erayo la-mid ah

nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofk…nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.nafar1. Hal qof. 2. Cunto bisil oo hal qof deeqda.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms