Erayo la-mid ah
nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofkā¦nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiicā¦nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; masā¦nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.

