Erayo la-mid ah
nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofk…nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiic…nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; mas…nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.

