Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naf

(-fo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

Erayo la-mid ah

nafaqadarroXaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofk…nafaqadarroNafaqaxumo.nafaqaxumoYaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.nafaqayso1. Wax nafaqo ka dhigasho. 2. Wax masruufasho.nafaqeeWax nafaqo siin.nafaqo1. Cunnada nafley cunto inta nuxurka leh; dux. 2. Cunto; mas…nafaqoBarashada cunnada iyo xiriirka ay la leedahay hawlaha dabiic…nafaqo-darroama jirro darteed u caatoobid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms