Qaamuuska Asalka
muraaqoo
(-ooday, -ootay)Falmg3
Macnaha
1. (dii.) U m.: arrin diimeed u jidboosho. 2. U m.: ciyaar u bururid.
Erayo la-mid ah
muraadU m.: cid ama meel dan ka yeelasho.muraad1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.muraaddeeWax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.muraaddeynld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.muraadi1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.muraadsashold muraadsad, muraadsi.muraadsoSoo m.: muraad qunsasho; danaysasho.muraajacoKu noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar ka…

