Qaamuuska Asalka
muraaddee
(-deeyay, -deysay)Falg2
Macnaha
Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
Erayo la-mid ah
muraadU m.: cid ama meel dan ka yeelasho.muraad1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.muraaddeynld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.muraadi1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.muraadsashold muraadsad, muraadsi.muraadsoSoo m.: muraad qunsasho; danaysasho.muraajacoKu noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar ka…muraaqoJidbo; burur.

