Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muraadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.

Erayo la-mid ah

muraadU m.: cid ama meel dan ka yeelasho.muraad1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.muraaddeeWax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.muraaddeynld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.muraadsashold muraadsad, muraadsi.muraadsoSoo m.: muraad qunsasho; danaysasho.muraajacoKu noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar ka…muraaqoJidbo; burur.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms