Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muraadso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Soo m.: muraad qunsasho; danaysasho.

Erayo la-mid ah

muraadU m.: cid ama meel dan ka yeelasho.muraad1. Dan; ujeeddo. 2. Allebari; sab.muraaddeeWax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.muraaddeynld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.muraadi1. Cid muraad u qumin. 2. Ducayn.muraadsashold muraadsad, muraadsi.muraajacoKu noqoshada duruus hore loo akhriyey, qoray, fasiray mar ka…muraaqoJidbo; burur.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms