Erayo la-mid ah
muquufBirta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.muquuf1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.muquuni1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld m…muquuninld maquunin.muquuno1. Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo. 2. Kh…muquunsashold maquunsad, maquunsasho, muquunsad.muquunsoXoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.muquursanaansho/dh ld maquursanaan.

