Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muquuni

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.

Erayo la-mid ah

muquufBirta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.muquuf1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.muquuninld maquunin.muquuno1. Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo. 2. Kh…muquunsashold maquunsad, maquunsasho, muquunsad.muquunsoXoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.muquursanaansho/dh ld maquursanaan.muquus1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms