Qaamuuska Asalka
muquuno
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo. 2. Khasab, sandullays. ld maquuno.
Erayo la-mid ah
muquufBirta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.muquuf1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.muquuni1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld mā¦muquuninld maquunin.muquunsashold maquunsad, maquunsasho, muquunsad.muquunsoXoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.muquursanaansho/dh ld maquursanaan.muquus1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

