Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muquuf

(-fyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Birta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.

Erayo la-mid ah

muquuni1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld m…muquuninld maquunin.muquuno1. Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo. 2. Kh…muquunsashold maquunsad, maquunsasho, muquunsad.muquunsoXoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.muquursanaansho/dh ld maquursanaan.muquus1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.muquusBiyo hoos u quusid. ld maquus².
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms