Qaamuuska Asalka
muddeec
MagacLafdheerikh
Macnaha
M. ah: qof wixii la faro si fudud u yeela; aan wax diidin; baarri ah. ld muddiic.
Erayo la-mid ah
muddaahano1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la f…muddaaharaadDadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro …muddaaharaadBannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeya…muddaaharaadidld mudaaharaadid.muddaahineeArrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris …muddaahineynld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.muddacLa m.: cid la garramid ama dacwiyid.muddacNinka garta sheeganaya.

