Qaamuuska Asalka
muddaaharaad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad¹.
Erayo la-mid ah
muddaahano1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la f…muddaaharaadidld mudaaharaadid.muddaahineeArrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris …muddaahineynld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.muddacNinka garta sheeganaya.muddacLa m.: cid la garramid ama dacwiyid.muddac-calayhiCid garta loo haysto ama loo dhigtay.muddamdamSirrow; munaafaq.

