Qaamuuska Asalka
muddaahinee
(-neeyay, -neysay)Falg2
Macnaha
Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.
Erayo la-mid ah
muddaahano1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la f…muddaaharaadDadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro …muddaaharaadBannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeya…muddaaharaadidld mudaaharaadid.muddaahineynld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.muddacLa m.: cid la garramid ama dacwiyid.muddacNinka garta sheeganaya.muddac-calayhiCid garta loo haysto ama loo dhigtay.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
