Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muddaahano

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Meermeerin iyo dib-udhigidda arrin aan la doonayn in la fuliyo. 2. ld muddaahineyn.

Erayo la-mid ah

muddaaharaadDadweyne tiro badan oo wax taageeraya amaba diidaya fagaaro …muddaaharaadBannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeya…muddaaharaadidld mudaaharaadid.muddaahineeArrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris …muddaahineynld muddaahaneyn, muddaahano, muddaahino.muddacLa m.: cid la garramid ama dacwiyid.muddacNinka garta sheeganaya.muddac-calayhiCid garta loo haysto ama loo dhigtay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms