Qaamuuska Asalka
moqorso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.
Erayo la-mid ah
moqor1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii…moqor-sambabeedDhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee b…moqorka-kalka-wadnahaMoqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb …moqorofShay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu…moqorsashold maqoorasho.moqotinKooraha labadiisa dhinac ee qofku dhex fariisto midkood.

