Qaamuuska Asalka
moqorof
(-fyo/moqorof, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Shay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu qaado marka wax la dhisayo.
Erayo la-mid ah
moqor1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii…moqor-sambabeedDhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee b…moqorka-kalka-wadnahaMoqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb …moqorsashold maqoorasho.moqorso1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan wali…moqotinKooraha labadiisa dhinac ee qofku dhex fariisto midkood.

