Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

moqor-sambabeed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee bogga, waxaana ku jira sambabada.

Erayo la-mid ah

moqor1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii…moqorka-kalka-wadnahaMoqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb …moqorofShay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu…moqorsashold maqoorasho.moqorso1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan wali…moqotinKooraha labadiisa dhinac ee qofku dhex fariisto midkood.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms