Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

moqor

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo. 2. Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.

Erayo la-mid ah

moqor-sambabeedDhinaca naasleyda, qayb ka mid ah qaaxada (saabka) hore ee b…moqorka-kalka-wadnahaMoqor uu ku yaallo wadnuhu. Dhinaca lafdhabarleyda waa qayb …moqorofShay bir ka samaysan oo af xalleefsan leh oo ciidda iwm lagu…moqorsashold maqoorasho.moqorso1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan wali…moqotinKooraha labadiisa dhinac ee qofku dhex fariisto midkood.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms