Qaamuuska Asalka
miirsi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Quursi. 2. ld miyirsasho.
Erayo la-mid ah
miir1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miiridÂč.miirHoore gufur ka saarid.miir1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.miiraBisha labaad oo sanad dayaxeedka; safar.miiraaleRoob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. lâŠmiiran1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. WaxâŠmiiran1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii islâŠmiireQalab hooraha lagu kala sifeeyo.

