Qaamuuska Asalka
miiraale
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Roob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. ld miiroole.
Erayo la-mid ah
miir1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.miirHoore gufur ka saarid.miir1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.miiraBisha labaad oo sanad dayaxeedka; safar.miiran1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii isl…miiran1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax…miireQalab hooraha lagu kala sifeeyo.miiridld miir¹ (3), miiris.

