Qaamuuska Asalka
miira
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Bisha labaad oo sanad dayaxeedka; safar.
Erayo la-mid ah
miir1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.miirHoore gufur ka saarid.miir1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.miiraaleRoob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. l…miiran1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii isl…miiran1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax…miireQalab hooraha lagu kala sifeeyo.miiridld miir¹ (3), miiris.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
