Qaamuuska Asalka
miiran
(-rmay, -rantay; -rmi)Falmg1
Macnaha
1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
Erayo la-mid ah
miir1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.miirHoore gufur ka saarid.miir1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.miiraBisha labaad oo sanad dayaxeedka; safar.miiraaleRoob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. lā¦miireQalab hooraha lagu kala sifeeyo.miiridDariiqada saxarrada adkaha ah lagaga soocaayo hoorka iyadoo ā¦miiridld miir¹ (3), miiris.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
