Qaamuuska Asalka
miirnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld miirnaansho.
Erayo la-mid ah
miir1. Wax la miiray. 2. ld miyir. 3. ld miirid¹.miirHoore gufur ka saarid.miir1. ld miid. 2. Meel yar oo biyo qabatin leh.miiraBisha labaad oo sanad dayaxeedka; safar.miiraaleRoob xoog leh oo habeenkii da'a oo xilliga dayrta yimaada. l…miiran1. Hoore saafi ahaansho. 2. Wax aan larnayn ahaansho. 3. Wax…miiran1. Hoore saafi noqosho. 2. Nafley isku dhex jirtay intii isl…miireQalab hooraha lagu kala sifeeyo.

