Qaamuuska Asalka
maskax-dambeed
(-yo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.nafl.) Qaybta dambe ee maskaxda ee ku dhereran ilaa iyo xangulaha. Shaqooyinka ay qabato waxa ka mid ah xidhiidhinta gujooyinka qaabilayaasha taabashada, maqalka iyo organnada dhadhanka. Waxa kale oo ay xukuntaa hababka iswada sida garaaca wadnaha, isku soo ururka iyo kala baxa dhuumaha dhiigga iyo falnaqyo kale duwan.
Erayo la-mid ah
maskab1. Meherad. 2. Sharaf.maskabjabnaansho/dh ld maskarjabnaan.maskabjabsanaansho/dh ld maskarjabnaan.maskanMaro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa sa…maskar1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.maskarGeed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.maskarjab1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba…maskarjab1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab l…

