Qaamuuska Asalka
mashiiqso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Wax la calalinayo dheecan ka nuugid. 2. Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
Erayo la-mid ah
mashaqaysanWax mashaqo hayso ahaansho.mashaqaysnaanld mashaqaysnaansho.mashaqaysnaansho/dh ld mashaqaysnaan.mashaqaysteQof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.mashaqeeWax mashaqo ku abuurid.mashaqoCabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoo…mashaqoDhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.mashaqowMashaqo haleelid.

