Qaamuuska Asalka
mashaqaysnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld mashaqaysnaan.
Erayo la-mid ah
mashaqaysanWax mashaqo hayso ahaansho.mashaqaysnaanld mashaqaysnaansho.mashaqaysteQof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.mashaqeeWax mashaqo ku abuurid.mashaqoDhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.mashaqoCabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoo…mashaqowMashaqo haleelid.masharaafTuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka…

