Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mashaqee

(-qeeyay, -qaysay)
Falg2

Macnaha

Wax mashaqo ku abuurid.

Erayo la-mid ah

mashaqaysanWax mashaqo hayso ahaansho.mashaqaysnaanld mashaqaysnaansho.mashaqaysnaansho/dh ld mashaqaysnaan.mashaqaysteQof shaqa la'aanta jecel oo cajislow ah.mashaqoDhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.mashaqoCabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoo…mashaqowMashaqo haleelid.masharaafTuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms